24.3 C
Mogadishu

Tag: Khilaafka

Tekmaal International oo ku takhasustay ICT-ga Tekmaal International waa shirkad tiknoolajiyadeed oo Soomaaliyeed oo xarunteedu tahay Nairobi, Kenya. Shirkaddu waxay bixisaa adeegyo ICT oo kala duwan oo ay ka mid yihiin nidaamyada isgaarsiinta, IT-ga, iyo xalalka dhijitaalka...
Websites-ka ganacsiISOM Digital Solutions waxay dhistaa websites-yo ganacsi oo dhab ah, e-commerce, web applications, iyo nidaamyada astaanta (brand). Shirkaddu waxay diiradda saartaa in dhismaha ay ku salaysnaato hawlgalka dhabta ah ee ganacsiga.NaqshaddaISOM waxay bixisaa naqshad interface-ka...

Bandhigga VOA: Dagaalka Daacish iyo khilaafka DFS iyo Puntland

Boosaaso —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish, oo imanaya xilli uu khilaaf xooggan...

Faaqidaadda: Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo isku rogay dagaal ka dhacay Raas...

Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah...

Khilaafka Dowladda iyo Jubaland oo laga digay in uu dagaal isku beddelo

Muqdisho —  Qaar ka mid ah aqoonyahanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay in khilaafka ka dhex oogan dowladda iyo Jubaland uu isu...

Muxuu ka dhigan yahay khilaafka siyaasadeed ee sii kordhaya ee Soomaaliya?

Muqdisho —  Waxaa sii kordhaya khilaafka dhinaca doorashada ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamullada Puntland iyo Jubaland, xilli maalintii shalay ahayd labada...

Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo sii xoogeystay

Muqdisho —  Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid tallaabadii xalay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe uu ku magacaabay guddiga doorashooyinka iyo soohdimaha...

Galka Baarista: Muxuu salka ku hayaa khilaafka DFS iyo Jubaland?

Galka Baarista: Muxuu salka ku hayaa khilaafka DFS iyo Jubaland? Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo...

James Swan oo Deni kala hadlay khilaafka Dowladda Federaalka

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socday Qaramada Midoobe ayaa ku kulmay magaalada Garoowe iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka...

Puntland oo diyaar u ah in xal laga gaaro khilaafka kala dhaxeya DFS.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni oo ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 54-aad ee barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin khilaafka siyasadeed...

Recent articles

spot_img