Bandhigga VOA: Dagaalka Daacish iyo khilaafka DFS iyo Puntland

0
169


Boosaaso — 
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish, oo imanaya xilli uu khilaaf xooggan kala dhaxeeyo dowladda federaalka Soomaaliya, iyo waxyeellada khilaafkaas uu u gaysan karo dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Waxaa soo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here