26.6 C
Mogadishu

Tag: dagaalka

- University of Edinburgh News - Genetic changes may set off a chain reaction that causes the spineâs natural shock absorbers to harden and deteriorate. Zebrafish with a faulty collagen-related gene developed mineral buildup and spinal fusion similar...
- University of Texas at Austin News - A new wearable patch may help people reach REM sleep faster and remain there longer without medication or surgery. In a study of 28 participants, the device shortened the time...

Deni oo ka hadlay wajiga saddexaad ee dagaalka Daacish

Madaxwaynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa maanta odayaasha gobolka Bari kala hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha amniga iyo abaabulka wajiga sadexaad...

Deni: Wajiga 3-aad ee dagaalka ayaa billaabanaya

Garoowe —  Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadal uu xalay jeediyay kaga hadlay gulufka dagaal ee ka dhanka ah kooxda Daacish ee ka...

Faaqidaadda: Doorka DFS ee dagaalka Puntland kula jirto Daacish

Faaqidaadda: Doorka DFS ee dagaalka Puntland kula jirto Daacish Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay Puntland kula jirto maleeshiyada...

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu furayay isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Muqdisho, ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka ciidanka Puntland iyo mintidiinta Daacish

Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in goobaha ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Daacish ee buuraha Caalmiskaad ay maanta degganayeen. Puntland waxa...

Xaaladda qoysas ka barokacay dagaalka ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish

Maamulka Puntland ayaa sheegay in 10 kun oo qoys ay ka soo barakeceen dagaalka u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ee ka...

Bandhigga VOA: Dagaalka Puntland ay kula jirto Daacish

Bandhigga VOA: Dagaalka Puntland ay kula jirto Daacish Read More

Culimada Puntland oo booriyay dagaalka ka dhanka ah Daacish

Boosaaso —  Culimada Puntland ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish, kaas oo ay ciidamada Puntland ka wadaan buuraleyda...

Martida Makarafoonka: Dagaalka Sudan oo galay waji cusub

Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Suudaan oo galay waji cusub iyadoo ciidamada Suudaan ay ku dhow...

Ciidamada Puntland oo guulo ka sheegtay dagaalka Daacish

Boosaaso —  Afhayeenka ciidamada Puntland, General Maxamuud Maxamed Faadhigo, oo ka hadlay xaaladda dagaalka ay ciidamada Puntland kula jiraan kooxda Daacish, ayaa VOA u...

Khamiis, Feb 6 , 2025-Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre oo boggaadiyay guulaha ciidamada Puntland ka gaareen dagaalka Daacish

Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal wasaare hore Xasan Cali Kheyre ayaa...

Khamiis, Feb 6 , 2025-Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo soo saaray go’aano la xariira dagaalka ka dhanka ah Daacish

Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kulankooda Khamiislaha ah oo ay maanta yeesheen kaga hadlay xaalada guud...

Recent articles

spot_img