19.9 C
New York

Culimada Puntland oo booriyay dagaalka ka dhanka ah Daacish

Published:


Boosaaso — 
Culimada Puntland ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish, kaas oo ay ciidamada Puntland ka wadaan buuraleyda gobolka Bari.
Faahfaahinta warkan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Boosaaso, Yuusuf Maxamuud Yuusuf.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img