25.4 C
Mogadishu

Tag: dagaalka

Khamiis, Feb 6 , 2025-Madaxweyne Xasan Sheikh oo faray xukuumadda in la dadajiyo taageeerada Puntland ee dagaalka Daacish

Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa adkeeyey baaqa Golaha Xukuumadda ee ku aaddan dagaalka ka...

Wararkii u dambeeyey dagaalka ciidamada Puntland, iyo Daacish

Boosaaso —  Dagaal culus oo ay ku dhinteen qaar ka mid ah saraakiisha Puntland ee ciidanka hoggaaminayey, qaarna ay ku dhaawacmeen ayaa maalintii shalay,...

Puntland oo billowday wajiga 2-aad ee dagaalka Daacish

Boosaaso —  Ciidamada maamul gobleedka Puntland ayaa la sheegay inay billaabeen wajiga labaad ee howlgallo ay ka wadeen buuraleyda Caal-Miskaad ee Gobloka Bari ee...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ciidamada Puntland, iyo Daacish

Boosaaso —  Dagaallo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku dhex marayay buuraha Caal Miskaad ciidamada Puntland iyo maleeshiyada ururka Daacish ayaa waxaa lagu...

Bandhigga VOA: Dagaalka Daacish iyo khilaafka DFS iyo Puntland

Boosaaso —  Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish, oo imanaya xilli uu khilaaf xooggan...

Talaado, Jan 14, 2025-Jubaland oo amaan kala dul dhacday Puntland Dagaalka ay Daacish kula jirto

Jubaland oo amaan kala dul dhacday Puntland Dagaalka ay Daacish kula jirto ...

Martida Makrafoonka: Dagaalka Puntland ee ka dhanka Daacish

Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Puntlad ay kula jirto kooxda Daacish. Waxaa Barnaamijka marti ku ah...

Puntland oo sheegtay in ay guulo ka gaartay dagaalka ay kula jirto Daacish

Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifataax Maxamed Cabdinuur oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa uga warramay hawlgalladda ciidamadda Puntland ay kula dagaalamayaan kooxda Daacish ee...

Madaxweyne Xasan: Waan isku wadaynaa dagaalka Al-Shabaab iyo doorashada

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay isku wadayaan la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab oo ay soo wadeen tan iyo baratamihii sanadkii 2022-kii...

Wareysi: Taliyaha AFRICOM oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab

Muqdisho —  Taliyaha ciidamada Marines-ka Mareykanka ee ka howl gala Afrika ayaa wareysi gaar ah oo uu dhawaan siiyay VOA kaga hadlay arrimaha ammaanka...

Xuseen Sh. Cali oo faafaahiyay hubkii soo galay dalka, iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?

Dowladda Soomaaliya waxa ay horey u sheegtay in hubkaas si sharcidarro ah dalka looga soo geliyey dhinaca Itoobiya oo ay qabatay islamarkaana ay...

Madaxweyne Xasan oo mar kale tegay furimaha dagaalka

Muqdisho —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale maanta booqasho ku tagay mid ka mid ah degaannada ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe...

Recent articles

spot_img