Martida Makrafoonka: Dagaalka Puntland ee ka dhanka Daacish

0
163


Washington, DC — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay dagaalka Puntlad ay kula jirto kooxda Daacish. Waxaa Barnaamijka marti ku ah Jibriil Qoobeey oo deggan ka faallooda arrimaha Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyay siina jeedinaya Xuseen Barre Aadan.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here