[ad_1]
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in dadka ay ehelladooda ku aasan yihiin qabuuraha iskuul buluusiya ay kala baxaan.
Wasaaradda Gaashandiga ayaa sheegtay in dhulka qabuuraha Iskuul Buluusiya ay u baahan tahay wasaaradda gaashaandhigga, islamarkaana ay meelo kale u diyaariyeen in dib loogu aaso.
Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkaan kasoo diray Muqdisho.
[ad_2]
Read More

