[ad_1]
Maamulka Hirshabeelle ayaa hirgaliyay kanaal laga dhisay degaanka Geedo-barkaan oo ka tirsan degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhexe. Dadka degaanka ayaa sheegay inay baahi weyn u qabeen kanaalkan ayna ka faa’iideysan doonaan.
Faah faahinta warkan waxaa noo haya Xuseen Xasan Dhaqane.
[ad_2]
Read More

