29.9 C
New York

Calanka Soomaaliya oo shalay laga taagay xarunta looga taliyo Toronto

Published:

[ad_1]

Toronto — 
Magaalada Toronto ee dalka Canada oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan marka loo eego magaalooyinka kale, ayaa laga saaray shalay calanka Soomaaliya munaasabadda 26-ka June darteed.
Calan-saarka ayaa ka dhacay xarunta looga taliyo magaalada Toronto ee City Hall.
Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Cali Muudey oo kamid ah madaxda ururka TODAY oo hirgaliyay munaasabaddaas, ugu horreyna waxa uu waydiiyay munaasabadda iyo waxa ay ku saabsaneyd.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img