Muqdisho —
Qaar ka mid ah magaalooyinka waaweyn ee Soomaliya waxaa maanta lagu qabtay munaasabado lagu xusayo maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo.
1-da Luuliyo...
Toronto —
Magaalada Toronto ee dalka Canada oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan marka loo eego magaalooyinka kale, ayaa laga saaray shalay calanka...
Muqdisho —
Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ee hadda loo yaqaanno Somaliland...
Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay, garoon cusub oo ah kuwa diyaaradaha oo ay qorsheyneyso in ay dhawaan ka dhisto duleedka magaalada...