25.8 C
Mogadishu

Tag: laga

Dowladda Soomaaliya oo amartay in meydadka laga saaro qabuuraha Iskuul Buluusiya

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa amartay in dadka ay ehelladooda ku aasan yihiin qabuuraha iskuul buluusiya ay kala baxaan. Wasaaradda Gaashandiga ayaa sheegtay in dhulka...

Maalinta carruurta ku dhasha caga-qallooca oo laga xusay Jigjiga

Khubarrada caafimaadka ee Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ku boorriyay waalidiinta, in carruurta ku dhasha naafanimada cago-qallooca ay geeyaan xarumo wax looga qabanayo...

Wareysi: Biraha lagu xirto ilkaha oo laga digay

Hargeisa —  Xilli ay soo badanayaan dhallinyarada kala duwan ee ilkahooda biraha ku xiranaya - si ay u simaan - ayaa haatan waxaa dhakhaatiirta...

Qorshe u samaynta magaalooyinka Koonfur Galbeed oo laga shiray

Baydhaba —  Kulan ay ka qayb-galeen qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulada degmooyinka iyo gobollada ee Koonfur Galbeed ayaa looga hadlayay qorshe-u-samaynta magaalooyinka.Kulankan oo...

Dhibaayooyinka laga dhaxlo hurdo la’aanta

Dhibaayooyinka laga dhaxlo hurdo la'aanta Read More

Wareysi: Heshiis laga gaaray murankii shirkadaha Uber, Lyft iyo darawallada Minnesota

Minneapolis —  Aqalka Sare ee Senate-ka gobolka Minneosta ayaa Isniintii meelmariyay hindise sharciyadeed ugu yaraan 20% kordhinaya dakhliga darawallada kasoo gala shirkadaha taksiyada ee...

Madxaf lagu maamuusayo dib u heshiisiinta Soomaalida oo Carta laga dhisayo

Jabuuti —  Mas’uuliyiinta Jabuuti iyo kuw Soomaalida ayaa ka hadlay madxaf lagu maamuusayo xusuusta shirkii dib u heshiisiinta Soomaalida ee magaalada Carta ee dalka...

Somaliland oo laga xusay sanadguurada 33-aad iyo Biixi oo ka hadlay dhameystirka heshiiskii Somaliland iyo Ethiopia

Gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa si balaadhan looga xusay sanad guuradda 33-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay...

War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran

Muqdisho —  Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda...

Maalinta 15-ka May oo laga xusay Muqdisho

Muqdisho —  Meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya waxaa maanta dhallinyarada ay ku qabteen munaasabado ay ku xusayeen xuska sanadlaha ah ee maalinta...

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay fatahaado laga cabsi qabo

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aaddan halista ka imaan karta fatahaado laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobka...

Digniin laga soo saaray fatahaado laga cabsiqabo inay ka dhacaan Soomaaliya

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday inay feejignaadaan bulshada ku dhaqan deegaannada u dhow wabiyada iyo dooxooyinka biya mareennada ah, kadib markii gudiga...

Recent articles

spot_img