25.1 C
New York

Wareysi: Biraha lagu xirto ilkaha oo laga digay

Published:

[ad_1]

Hargeisa — 
Xilli ay soo badanayaan dhallinyarada kala duwan ee ilkahooda biraha ku xiranaya – si ay u simaan – ayaa haatan waxaa dhakhaatiirta caafimadku ay ka digayaan halista ka dhalan karta, haddii ay adeegyadaas ka doontaan qof aan dhakhtar ahayn, taasoo dhaawac u geysan karta ilkaha iyo qaybaha dambe ee afka.
Weriyaha VOA ee magaalada Hargeisa Xamse Cali Jeesto ayaa la kulmay Dr. Cabdale Maxamed Cali oo ku takhasusay cudurada afka iyo ilkaha.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img