Boosaaso —
Hawlgallo ay maalmihii la soo dhaafay magaalada Boosaaso ka samaynayeen ciidamada ammaanka ee gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland, ayaa lagu soo...
Boosaaso —
Dadka la nool xannuunka HIV/AIDS ee dagan magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay sameysteen dallad ay ku mideysan yihiin.Dalladan ayaa ka sahqeyn...
Boosaaso —
Wasaaradda Caafimaadka Puntland, ayaa la wareegtay warshad soo sari doonta haamaha oksejiinta loo adeegsado caafimaadka, warshaddaan oo ay maalgeliyeen ganasatada Boosaaso.
Isuduwaha wasaaradda...
Boosaaso —
Shaqo la'aanta ayaa ka mid ah dhibaatooyinka ugu badan ee ay wajahaan dhallinyarada Soomaalida, hase yeeshee sannadihi dhawaa waxaa soo badanayay dhallinyarada...
Boosaaso —
Maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa sheegay in howlaha duulimaadka diyaaradaha yimaada ama ka baxa garoonka ay caadi ku soo laabteen,...
Boosaaso —
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo...
Boosaaso —
Maamulka magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa soo bandhigay qorshe ay ku ballaarinayaan magaalada.Sidoo kale dowladda hoose ee Boosaaso ayaa sheegtay in ay...
Suuqyada magaalada Boosaaso waxaa laga dareemayaa in badeecadaha qaar ay hakad galeen todobaadyadii lasoo dhaafay kadib markii ganacstada ay u suura geli weyday...
Magaalada Boosaso ee gobolka Bari waxay ka mid tahay magaalooyinka kulaala xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya. Sannad walbaa xilliga xagaaga oo aan hadda...
Boosaaso —
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in iska hor-imaad uu ka dhacay saldhigga ciidanka booliska ee bartamaha ee magaalada Boosaaso.
Iska horimaadkan...