Barakacayaasha Boosaaso oo ka cabanaya qabow daran

0
157


Boosaaso — 
Qabow daran ayaa laga soo sheegayaa in maalmahan uu ka jiro magaalada Boosaaso iyo deegaannada ku teedsan xeebaha Badda Cas ee gobolka Bari.Qabowgan, ayaa saameeyay dadka ku nool xeryaha barakaca ah ee Boosaaso. Warbixintan waxaa Boosaaso kasoo diray, Yusuf Maxmud Yufus.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here