19.9 C
New York

Togaashooyin ka dhacay magaalada Boosaaso

Published:


Duhurnimadii maanta oo Isniin ahayd waxaa Magaalada Boosaaso togasho Lagu dilay Ustaad Khaalid Cali Khaalid oo ahaa Gudoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda ee Jaamacadda Bariga Afrika.
Sidoo kale waxaa isla maanta magaalada Boosaaso lagu dilay Nin dhalinyaro ah oo lagu magcaabo Maxamuud Cabdi Bile oo ka mid ahaa wadayaasha gaadiidka yar ee ka shaqeeya Gudaha Boosaaso.
Warbixintaan waxaa magaalada Boosaaso nooga soo dirtay wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img