[ad_1]
Boosaaso —
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in iska hor-imaad uu ka dhacay saldhigga ciidanka booliska ee bartamaha ee magaalada Boosaaso.
Iska horimaadkan oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwo Puntland ayaa waxaa ka dhashay khasaare sida ay ku soo warameyso wariyaha VOA-da Faaduma Yaasiin Jaamac.
[ad_2]
Read More

