25.8 C
New York

Ciidamada Puntland oo ajaaniib ka xir-xiray Boosaaso

Published:


Boosaaso — 
Ciidamada amniga ee Puntland ayaa maanta iyo xalayba magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku qabqabtay ajaaniib ay ku jiraan dad u dhashay dalalka Yemen iyo Suuriya oo magaaldaasi dagagnaa, kuwaasi oo qaarkood ganacsiyo yaryar ku leh magaalada.
Qab-qabashadan ayaa imanaysa xiilli ciidamada Puntland ay dagaallo kula jiraan maleeshiyada kooxda Daacish. Yuusuf Maxamuud ayaa warbixintan ka soo diray Boosaaso.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img