25.6 C
Mogadishu

Tag: ciidamada

- University of Oxford News - Physicists have directly observed a long-predicted quantum effect of gravity, putting one of Einsteinâs foundational ideas to a striking new test. Using ultracold atoms, researchers split an atomâs quantum wave so that...
Scientists discover a powerful new antivenom hidden in rattlesnake blood News Scientists are turning snakesâ own venom defenses into an antivenom that proved about 10 times more potent than a current treatment in laboratory tests. - Researchers discovered that...

Culeeys dhaqaale oo soo wajahay ciidamada Soomaaliya

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in culeys dhaqaale uu soo wajahay, kadib markii ay istaageen kaalmooyinkii maaliyadeed ee ay heli jireen ciidamada...

Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Xudur

Xudur —  Dagaal culus oo shalay ka dhacay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool, kaasi oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-Shabaab, ayaa waxaa...

Xaaladda qoysas ka barokacay dagaalka ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish

Maamulka Puntland ayaa sheegay in 10 kun oo qoys ay ka soo barakeceen dagaalka u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ee ka...

Fallanqeyn: Ciidamada Puntland ma soo afjari karaan Daacish?

Boosaaso —  Illaa 70 maleeshiyo oo Daacish ah iyo ugu yaraan 27 ka mid ah ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, in ka badan 40...

Daacish oo weeraray saldhigyada ciidamada Puntland

Illaa 70 maleeshiyo oo Daacish ah iyo ugu yaraan 27 ka mid ah ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, in ka badan 40 kalena...

Ciidamada Puntland oo guulo ka sheegtay dagaalka Daacish

Boosaaso —  Afhayeenka ciidamada Puntland, General Maxamuud Maxamed Faadhigo, oo ka hadlay xaaladda dagaalka ay ciidamada Puntland kula jiraan kooxda Daacish, ayaa VOA u...

Khamiis, Feb 6 , 2025-Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Kheyre oo boggaadiyay guulaha ciidamada Puntland ka gaareen dagaalka Daacish

Khamiis, February 6, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal wasaare hore Xasan Cali Kheyre ayaa...

Ciidamada DFS iyo kuwa Jubaland oo ku dagaalamay Baardheere

Baardheere —  Kadib dagaal ay ku dhinteen 2 qof, ayna ku dhaawacmeen 16 qof oo saaka ka dhacay magaalada Baardheere, ayaa caawa magaalada laga...

Wararkii u dambeeyey dagaalka ciidamada Puntland, iyo Daacish

Boosaaso —  Dagaal culus oo ay ku dhinteen qaar ka mid ah saraakiisha Puntland ee ciidanka hoggaaminayey, qaarna ay ku dhaawacmeen ayaa maalintii shalay,...

Ciidamada Puntland oo ajaaniib ka xir-xiray Boosaaso

Boosaaso —  Ciidamada amniga ee Puntland ayaa maanta iyo xalayba magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku qabqabtay ajaaniib ay ku jiraan dad u dhashay...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ciidamada Puntland, iyo Daacish

Boosaaso —  Dagaallo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ku dhex marayay buuraha Caal Miskaad ciidamada Puntland iyo maleeshiyada ururka Daacish ayaa waxaa lagu...

Cirro oo ballan-qaad u sameeyay ciidamada Somaliland

Hargeysa —  Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cirro ayaa sheegey, in ciidamada Soomaaliland ay heli doonaan tababro wanaagsan, mushaarkordhin iyo waliba qalabeyn. Madaxweyne Cirro ayaa hadalkan...

Recent articles

spot_img