26.8 C
New York

Cirro oo ballan-qaad u sameeyay ciidamada Somaliland

Published:


Hargeysa — 
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cirro ayaa sheegey, in ciidamada Soomaaliland ay heli doonaan tababro wanaagsan, mushaarkordhin iyo waliba qalabeyn.
Madaxweyne Cirro ayaa hadalkan jeediyey mar uu la hadlaayey ciidamada kala duwan ee Soomaaliland.
Wariyaheena Hamse Cali jeesto ayaa wrabixintan ka soo direy Hargaisa.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img