24.9 C
New York

Culeeys dhaqaale oo soo wajahay ciidamada Soomaaliya

Published:

[ad_1]

MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in culeys dhaqaale uu soo wajahay, kadib markii ay istaageen kaalmooyinkii maaliyadeed ee ay heli jireen ciidamada qalabka sida iyo hay’adaha maaliyadeed ee dalka.Tani ayaa ka danbeysay ka gadaal marki ay Dowladda Mareykanka joojisay dhaqaalihi ay ku taageeri jirtay dalal badan oo dunida ah, kuwaas oo loo soo mari jiray hey’adda USAID.
Warbixintan waxaa noo diyaariyay, wariyaha VOA-da ee Washington, Cabdulqadir Maxamed Mursal “Samakaab”.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img