26.7 C
Mogadishu

Tag: ciidamada

Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray ciidamada Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad beeleed

Deegaanka Yaaqbariweyne ee hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa waxaa maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada daraawiishta ee...

Falanqayn: Ciidamada Turkiga ee loosoo dirayo Xeebaha Soomaaliya

Baarlamaanka Turkiga ayaa u codeeyay in ciidamada Turkigu ay tagaan xeebaha Soomaaliya si ay u ilaaliyeen una difaacaan. Arintan ayaa ah dhamayastirka heshiis...

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex-maray Bakool

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex-maray Bakool Mas’uuliyiinta amniga ee Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay hawlgal ka dhan maleeshiyaad ka tirsan ururka al-Shabaab...

Ciidamada Dowladda iyo Jubaland oo fuliyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

Kismaayo —  Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta hawlgallo ka sameeyey jidka isku xira Janaa Cabdalle iyo Afmadow, iyaga oo...

Ciidamada Jubaland oo deegaan muhiim ah ka qabsaday Al-Shabaab

Kismaayo —  Ciidamada xoogga dalka ee Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo iskaashanaya ayaa shalay kooxda Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Buuloxaaji oo qiyaastii 80 km...

Faaqidaadda: Qorshaha ciidamada Itoobiya looga saarayo Soomaaliya

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay qorshaha ay dowladda Soomaaliya sheegtay ee ah in ciidamada Itoobiya ay dalka ka baxayaan...

Wareysi: Jeneraal Indhoqarsho oo ka hadlay bixitaanka ciidamada ATMIS

Muqdisho —  Doodo badan ayaa ka jira xaaladda amniga ee waddanka, xilli dawladda Soomaaliya mar kale ku celisay inay filanayso in hawlgalka Midowga Afrika...

Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo ka horyimid in ciidamada Itoobiya dalka ka baxaan

Kismaayo —  Mas’uuliyiin ka tirsan maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubaland ayaa muujiyey inaysan la dhacsanayn in ciidamada Itoobiya ay ka baxaan Soomaaliya dhammaadka...

Wareysi: Dood cusub oo ka dhalatay joogitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya

Washington —  La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa Jimcihii sheegay in dawladda Soomaaliya filayso in dhammaan ciidamada Itoobiya ay ka...

Wareysi: Xaggee ayuu marayaa qorsha dhimista ciidamada ATMIS ee jooga Jubaland?

Washington —  Wafdi ka socda ka socda maamul goboeedka Jubaland ayaa ku sugan magaalada Ceelwaaq ee Soomaaliya halkaasi oo ay kula kulmeen saraakiil ka...

Recent articles

spot_img