28.5 C
New York

Wareysi: Xaggee ayuu marayaa qorsha dhimista ciidamada ATMIS ee jooga Jubaland?

Published:


Washington — 
Wafdi ka socda ka socda maamul goboeedka Jubaland ayaa ku sugan magaalada Ceelwaaq ee Soomaaliya halkaasi oo ay kula kulmeen saraakiil ka tirsan ciidamada Kenya iyaga oo ka hadlaya dhimista ciidamadaas, iyo la wareegista saldhigyada ay ka baxayaan.
Wafdigaasi waxaa hoggaaminaya madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Adan. Haaruun Macruuf ayuu uga warramay ujeeddada safarkooda.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img