28.2 C
New York

Ciidamada Dowladda iyo Jubaland oo fuliyey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab

Published:

[ad_1]

Kismaayo — 
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta hawlgallo ka sameeyey jidka isku xira Janaa Cabdalle iyo Afmadow, iyaga oo qabsaday tuulada Harboole oo ay haysteen maleeshiyaadka al-Shabaab, ayna marto waddo muhiim ah oo Jubada Dhexe ku xirta deegaanka Badda Madow.
Dhinaca kale waxaa dagaallo laga soo sheegay degaan u dhow Buuo Xaaji oo iyadana ay dhowaan qabsadeen ciidamada dawladda.
Wararkii ugu dambeeyey ayaa weriyahayaga Aadan Maxamed Salaad uu ka waraystay afhayeenka ciidamada Jubaland Gaashaanle Dhexe Maxamed Faarax Daahir.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img