[ad_1]
Baarlamaanka Turkiga ayaa u codeeyay in ciidamada Turkigu ay tagaan xeebaha Soomaaliya si ay u ilaaliyeen una difaacaan. Arintan ayaa ah dhamayastirka heshiis ay hore u wada galeen Soomaaliya iyo Turkigu.
Haddaba muxuu ka dhiganyahay go’aanka Baarlamaanka Turkigu? Prof Liibaan Ciise oo ka faallooda xariirka caalamiga ah ayaa arrimahan uga waramay weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
[ad_2]
Read More

