24.6 C
New York

Faaqidaadda: Qorshaha ciidamada Itoobiya looga saarayo Soomaaliya

Published:


Muqdisho — 
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay qorshaha ay dowladda Soomaaliya sheegtay ee ah in ciidamada Itoobiya ay dalka ka baxayaan dhammaadka sanadkan, iyo kaalinta amni ee ay ku leeyihiin qeybo ka mid ah Soomaaliya.Waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Cabdi Casiis Barrow.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img