Ciidamada Jubaland oo deegaan muhiim ah ka qabsaday Al-Shabaab

0
152


Kismaayo — 
Ciidamada xoogga dalka ee Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland oo iskaashanaya ayaa shalay kooxda Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Buuloxaaji oo qiyaastii 80 km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Kismaayo kadib markii ay qaadeen wajiga koowaad ee howlgal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.
Buuloxaaji ayaa waxaa isaga baxay kooxda A-Shabaab ka hor inta ciidamada is garabsanaya aysan gudaha u galin.
Wasiirka warfaafinta ee Jubaland Cabdifataax Maxamed Mukhtar oo khadka teleofonka ee magaalada Kismaayo aan kula xiriirnay ayaa arrimahaas uga warramay Cabdulqaadir Maxamed Mursal.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here