Boosaaso —
Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta maamulka Puntland, maleeshiyo ka tirsan kooxda Daacish ayaa saaka weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Puntland ay ku lahaayeen...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada Ethiopia aysan qeyb ka noqon doonin howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM ee bedeladaya howlgaka ATMIS...
New York —
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Itoobiya in ay u dhaqantay si ka baxshan shuruudaha howlaha nabad ilaalinta ee Soomaaliya ee...
Kismaayo —
Ciidamada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay wadeen howlgallo ay ka sameynayeen deegaannada galbeedka kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta...
Boosaaso —
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee Puntland waxaa ka jira dareen la xiriira dhinaca nabadgelyada kadib markii ciidamada PSF ay soo...
Wararka ka imanaya Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in magaalooyinka Gobolka qaarkood laga dareemay dhaqd-haqaayo ay sameynayaan ciidamada Ethiopia.Xili uu wali...