Ciidamada Jubaland oo howlgallo xooggan ka wada duleedka Kismaayo

0
150


Kismaayo — 
Ciidamada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay wadeen howlgallo ay ka sameynayeen deegaannada galbeedka kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.Afhayeenka Ciidamada Jubbaland Gaashaanle Dhexe Maxamed Faarax Daahir oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegay in ay wadaan dhaqdhaqaaq ciidan oo aad u xoogan oo ka socday magaalada Kismaayo.Afhayeenka ayaa qadka telefonka ugu warramay Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here