24.9 C
Mogadishu

Tag: Kismaayo

I wasn’t among the first to install the iOS 27 developer beta, but once I did, I began appreciating the changes Apple has made. The Photos app, in particular, has received one of its most...
The Williams sisters, Andy Murray and Novak Djokovic are back at Wimbledon. What year is it again? Sports News The mention of those names may make it feel like we're stuck in a timewarp - but, no, it...

Dibad-bax ka dhan ah waaranka loo jaray Axmed Madoobe oo ka dhacay Kismaayo

Kismaayo —  Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo warqaddii waaranka xariga ahayd ee loosoo jaray Madaxweynaha Jubaland, waxaana shacabka...

Dowladda federaalka iyo Jubbaland oo siyaabo kala duwan uga hadlay shaqaaqo ka dhacday Kismaayo

Shaqaaqo sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee dowlad goboleedka Jubbaland. Shaqaadadaasi waxaa siyaaba kala duwan uga...

Kismaayo: Illaa 14 waddo oo la dayactirayo

Kismaayo —  Dowladda Hoose ee magaalada Kismaayo ayaa sheegtay in ay meel gaba gaba ah u mareyso dhismooyinka ilaa 12 waddo oo ku yaalla...

Kismaayo oo uu ka dhacay kulan lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay Luuq

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka bilowday Shirweyne Dib u Heshiisiineed oo la isugu keenay saddex beelood oo maalmahan ku dagaalamayay degmada Luuq ee...

Biyo gelin loo sameynayo barakacayaasha duleedka Kismaayo

Kismaayo —  Deegaanada waqooyiga ka xiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, oo ay ku barakaceen kumanaan Beeraleey iyo Xoolo dhaqato ahaa, ayaa waayadii...

Kismaayo: Dadaallo looga hortagayo in la musuqo gargaarka bani’aadanimo

Kismaayo —  Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dadaallo la doonayo in looga hortago in la leexsado ama la musuq-maasuqo sahayda gargaarka bani’aadanimada ee...

Ciidamada Jubaland oo howlgallo xooggan ka wada duleedka Kismaayo

Kismaayo —  Ciidamada Jubbaland ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay wadeen howlgallo ay ka sameynayeen deegaannada galbeedka kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta...

Kismaayo: Shir looga hadlay ka hortagga dabka ka kaca kaalimaha shidaalka

Kismaayo —  Kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa dabka ka dhasha goobaha shidaalka lagu iibiyo, oo dhowr jeer oo hore khasaare ka gaystay...

Kor u kaca dhoofka liinta iyo xoolaha nool ee Kismaayo

Dhaqdhaqaaq ganacsi oo la xiriira dhoofinta wax soo saarka liinta iyo xoolaha nool ayaa ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Liinta iyo...

Shirka cadaaladda Soomaaliya oo ka socda Kismaayo

Kismaayo —  Shir ay ka qeyb galayaan saraakiisha maxkamadaha, garsoorayaasha iyo madaxda wasaaradda cadaaladda Soomaaliya ayaa ka soconaya Kismaayo maalintii sadexaad waxaana lagu wadaa...

Mas’uuliyiin muddo kadib ku safray jidka isku xira Kismaayo iyo Afmadow

Toddobaadkii hore ayaa ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ay qabsadeen deegaanka Harboole oo ku yaal jidka isku xira Kismaayo iyo...

Mashruuc lagu dhisayo waddooyin oo ka socda Kismaayo

Kismaayo —  Magaalada Kismaayo waxaa maanta la dhagax dhigay wejiga sadexaad ee mashruuca dhismaha waddooyin laami ah oo laga hergalinayo magaalada, kuwaasi oo gaaaya...

Recent articles

spot_img