27.8 C
New York

Dowladda federaalka iyo Jubbaland oo siyaabo kala duwan uga hadlay shaqaaqo ka dhacday Kismaayo

Published:


Shaqaaqo sababtay dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee dowlad goboleedka Jubbaland.
Shaqaadadaasi waxaa siyaaba kala duwan uga hadlay Maamulka Jubbaland iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo ka soo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img