25.2 C
New York

Kismaayo oo uu ka dhacay kulan lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay Luuq

Published:

[ad_1]

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka bilowday Shirweyne Dib u Heshiisiineed oo la isugu keenay saddex beelood oo maalmahan ku dagaalamayay degmada Luuq ee gobolka Gedo waxaana shirka daahfuray Madaxweynaha Jubbaland.
Faafaahinta Warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img