19.9 C
New York

Mas’uuliyiin muddo kadib ku safray jidka isku xira Kismaayo iyo Afmadow

Published:


Toddobaadkii hore ayaa ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ay qabsadeen deegaanka Harboole oo ku yaal jidka isku xira Kismaayo iyo Afmadow ahna halbowle la iskaga gudbo gobollada Jubada Hoose iyo Jubada Dhexe.Mas’uuliyiintii ugu horraysay ee muddo sannado ah toddobaadkan marta jidkaasi, waxaa ka mid ah guddoomiyaha Degmada Afmadow Maxamed Amiin Cusmaan oo ka tagay Kismaayo, gaarayna Afmadow.Haaruun Macruuf ayuu uga warramay waxa uu ku arkay jdikaasi.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img