25.1 C
New York

Kismaayo: Shir looga hadlay ka hortagga dabka ka kaca kaalimaha shidaalka

Published:

[ad_1]

Kismaayo — 
Kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa dabka ka dhasha goobaha shidaalka lagu iibiyo, oo dhowr jeer oo hore khasaare ka gaystay Kismaayo ayaa maanta waxaa ka qeyb-galay ganacsatada shidaalka iyo masuuliyiinta maamulka Jubaland.Kulankaasi ayaa waxaa laga soo saaray go’aano lagu joojinayo waxyaabaha sababa dabkaasi, sida uu ku soo warramayo wariyaha VOA-da ee magaalada Kismaayo Aaden Maxamed Salaad.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img