More

    Tag: Wicitaanka

    Wicitaanka: Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

    Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay hawlaha ay qabato Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dawladda Federaalka ee Somalia....

    Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

    Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay doorashada qoska iyo codka ah ee la doonayo in laga qabtay gobolka Banaadir....

    Wicitaanka: Maalinta Afka Hooyo

    Wicitaanka: Maalinta Afka Hooyo Read More

    Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

    Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha Read More

    Dhageyo Barnaamijka Wicitaanka

    Dhageyo Barnaamijka Wicitaanka Read More

    Barnaamijka Wicitaanka: Garyaqaan Amiin Haaruun

    Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay tarxiilka uu ku baaqay madaxweynaha Maraykanka, Doland Trump. Barnaamijka waxaa marti ku ah...

    Wicitaanka Dhageystaha: Maxamuud Macallim Cabdulle

    Muqdisho —  Barnaamijka Wicintaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; 6 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya oo QM ay sheegtay in...

    Wicitaanka: Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir

    MUQDISHO — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobkaadkan ku saabsan yahay heerka caddaaladda ee Maxkamadaha Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Garyaqaan Saalax Cali...

    Wicitaanka: Maxaa siyaasadda Soomaaliya laga filayaa 2025?

    Muqdisho —  Barnaamijkii Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay; waxa laga filayo siyaasadda Soomaaliya sanadkan 2025, ayada oo muddo xileedka dowladda hadda...

    Wicitaanka: Mustaqbalka heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

    Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiskii 11-kii bishan ay magaalada Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Haddaba maxaa...

    Wicitaanka: Dr. Cawaale Cabdullaahi

    Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha ugu wacan in musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa aan dabiiciga aheyn ay ku...

    Wicitaanka: Daroogada iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka

    Minneapolis —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada ay daroogada dilaaga ah ku hayso dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka, gaar ahaan...

    Wicitaanka: Khilaafka siyaasadeed ee hareeyey Soomaaliya

    Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa uu salka ku hayo khilaafka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mid ah...

    Wicitaanka: Sahanka shidaal Soomaaliya

    Muqdisho —  Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sooyaalka shidaal sahminta Soomaaliya, ayada oo dhowaan markab laga leeyahay Turkiga uu si...

    Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Cabdulqaadir

    Wicitaanka: Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Cabdulqaadir Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo ka hadlaya heerka...

    Wicitaanka: Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya

    Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud, wuxuuna ka hadlayaa arrimo ay ka mid...