22.9 C
New York

Wicitaanka: Dr. Cawaale Cabdullaahi

Published:

[ad_1]

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha ugu wacan in musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa aan dabiiciga aheyn ay ku soo noq noqdaan Soomaaliya iyo sida looga hortagi karo. Waxaa marti ku ah Dr. Cawaale Cabdullaahi oo ah xoghayaha ururka dhaqaatiirka qalliinka Soomaaliyeed.
Waxaa inoo diyaariyey nlana socodsiinaya Nuur Xassan Nuur.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img