25.7 C
New York

Wicitaanka: Mustaqbalka heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Published:

[ad_1]

Muqdisho — 
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiskii 11-kii bishan ay magaalada Ankara ku gaareen Soomaaliya iyo Itoobiya. Haddaba maxaa laga filayaa guddiyada ay labada dal u saareen heshiiska, muxuuse noqon doonaa mustaqbalka heshiiska? Waxaa marti ku ah Dr. Aweis Ahmed oo ah cilmi baare ka tirsan machadka Somali Public Agenda. Waxaa wareystay Nuur Xasan Nuur.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img