Wicitaanka: Sahanka shidaal Soomaaliya

0
141


Muqdisho — 
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sooyaalka shidaal sahminta Soomaaliya, ayada oo dhowaan markab laga leeyahay Turkiga uu si rasmi ah xeebaha Soomaaliya uga billowday shidaal sahmin. Waxaa marti ku ah wasiirkii hore ee batroolka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar.Waxaa soo jeedinaya Nuur Xassan Nuur.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here