Wicitaanka: Daroogada iyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka

0
163


Minneapolis — 
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada ay daroogada dilaaga ah ku hayso dhallinyarada Soomaaliyeed ee Mareykanka, gaar ahaan kuwa gobolka Minnesota, halkaasi oo dhallinyaro dhowr ah ay ugu geeriyoodeen kaniiniyaal ay cuneen.Waxaa barnaamijka marti ku ah Cabdiraxmaan Mukhtaar oo u dhaq-dhaqaaqa dhallinyarada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, si gaar ahna isku daya in xal loo helo mushkiladdan.Waxaa soo diyaariyey oo nala socodsiinaya Nuur Xassan Nuur.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here