25.2 C
New York

Wicitaanka: Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya

Published:


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan marti ku ah wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud, wuxuuna ka hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin doorka dhallinyarada ee doorasho qof iyo cod ah, iyo caqabadaha xilligan ay wajahayaan dhallinyarada Soomaaliyeed.Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img