25.7 C
Mogadishu

Tag: Somaliland

Shacabka Boorama oo baaq u diray madaxweynaha la doortay ee Somaliland

Boorama —  Dadweynaha ku nool magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa cabiray dareenkooda ku aaddan natiijadii kasoo baxday doorashada madaxtooyada iyo xisbiyada Somaliland.Waxay baaq...

Gobollada Somaliland oo looga dabbaal-degay guusha Cabdiraxmaan Cirro

Hargeysa —  Waxaa habeenkii xalay dabbaaldagyo isugu baaxayo kumanaan kamid ah dadweyne ku nool gobalada Somaliland, kuwaas oo u damaashaaday natiijadaii ka soo baxday...

Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo jeediyey khudbad kooban

Hargeysa —  Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa hadal kooban u jeediyay shacabka reer Somaliland. Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in aanay...

Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi oo loo doortay madaxweynaha Somaliland

Hargeysa —  Musharaxa xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee Somaliland, sida uu sheegay guddiga doorashada.Guddiga doorshooyinka Somaliland ayaa...

Warbixin: Doorashadii Somaliland iyo wixii laga bartay

Hargeysa —  Shacabka Somaliland ayaa ka wali ka war sugaya natiijada rasmiga ah ee doorashooyinki todobaadki hore ka dhacay guud ahaan deegaannada Somaliland.Haddaba, sidee...

Tirinta codadka doorashada Somaliland oo soo dhammaatay

Hargeysa —  Waxaa guud ahaanba la soo gebo-gebeeyey tirinta codadka guud ahaan lixda gobol ee Somaliland, sida uu sheegay Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse...

Axmed Siilaanyo oo maanta lagu aasay Hargeysa

Hargeysa —  Waxaa magaalada Hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay, Allah u naxariistee madaxweyinihii hore ee Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) oo dhowaan ku...

Maxaa ka cusub tirinta codadka ee doorashadi Somaliland?

Hargeysa —  Guddiga Doorashada Somaliland ayaa Axaddii shalay shaaciyay in lasoo gaba gabeeyay inta badan tirinta codadka ee gobollada Somaliland. Natiijada rasmiga ah ayaa...

Siilaanyo oo maanta lagu aasayo Hargeysa

Hargeysa —  Allah ha u naxariistee, waxaa maanta lagu wadaa in qabuuraha Baqiic ee magaalada Hargeysa lagu aaso, madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed...

Somaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Axmed Macallin Fiqi

Hargeysa —  Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka jawaabay hadallo uu warbaahinta mariyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo la xiriiray doorashadii ka...

Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Axmed Siilaanyo

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo VOA-da la soo xiriiray ayaa ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed...

Taariikh Nololeedka Axmed Siilaanyo

Allah ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo, oo sidoo kale xilal ka...

Recent articles

spot_img