26.8 C
New York

Gobollada Somaliland oo looga dabbaal-degay guusha Cabdiraxmaan Cirro

Published:


Hargeysa — 
Waxaa habeenkii xalay dabbaaldagyo isugu baaxayo kumanaan kamid ah dadweyne ku nool gobalada Somaliland, kuwaas oo u damaashaaday natiijadaii ka soo baxday doorashadii isku sidkanayd ee madaxtooyada iyo ururada siyaada ee Somaliland.Isu soo baxyada ayaa ka dhigan inuu hergeli waayay baaqii madaxweynaha la doortay ee Somaliland ee ahaa inaan loo dabbaaldagin guusha doorashada, isagoo sabab uga dhigay inay wali taallo tacsida madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo oo dhowaan Hargeysa ku geeriyoodayWariyaha VOA-da Xamse Cali Jeesto ayaa faahfaahinta warkaan noo diray.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img