25.7 C
Mogadishu

Tag: Somaliland

Xaggey mareysaa tirinta codadka Doorashooyinka Somaliland?

Tirinta codadka doorashadii Arbacadii ka dhacday Somaliland ayaa weli socota, iyadoo dadweynuhu ay u dhag taagayaan natiijada rasmiga ah ee laga sugayo Guddida...

Madaxweynihi hore ee Somaliland oo geeriyooday

Allah ha u naxariistee, waxaa xalay fiidkii magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud oo ku magac dheeraa Siilaanyo. Axmed...

Wararkii ugu dambeeyey tirinta codadka doorashada Somaliland

Hargeysa —  Guddiga doorashada ee Somaliland oo saqdii dhexe ee xalay war kasoo saaray doorashadii Arbacadii ka dhacday guud ahaan gobollada Somaliland ayaa sheegay...

Halkee maraysaa tirinta codadka doorashada Somaliland?

Hargeysa —  Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey tirinta codadka doorashadii shalay ka dhacday Somaliland.Guddoomiyaha ayaa tilmaamay...

Maxaa ka cusub doorashadii ka dhacday Somaliland?

Hargeysa —  Dadka ku nool deegaannada maamulka Somaliland ayaa Arbacadi shalay ka codkooda ka dhiibtay doorasho taariikhi aheyd, oo ay ugu muhiimsantahay tan madaxweynaha. Guddoomiyaha...

Somaliland oo maanta looga dareeray goobaha cod-bixinta

Hargeysa —  In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray codeynta doorashada madaxtinimada ee Somaliland.Doorashadan oo laba sano...

Maxaa ugu cajiibsanaa oo suxufiyiinta ay ku arkeen doorashada Somaliland?

Hargeysa —  In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta ee doorashada madaxtinimada ee Somaliland. Doorashadan waa...

Goobaha cod-bixinta doorashada Somaliland oo la soo xiray

Hargeysa —  Waxaa soo xirmay in ka badan labada kun ee goobood ee cod-bixinta Somaliland ee saakay dadweynuhu ay ka codeeynayeen doorashooyiinka isku sidkan...

Maxay ka dhigan tahay doorashada berri ka dhaceysa Somaliland?

Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa doorashada madaxtinimada oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta sadexda xisbi qaran iyo toddoba urur siyaasadeed.Doorashadan...

Wareysi: Musharrax Madaxweyne Muse Bixi Cabdi

Hargeysa —  Maalmihi lasoo dhaafay waxay VOA-da idiin soo gudbiyay, wareysiyo ay la yeelatay laba ka mid ah saddexda murashax ee ku tartami doonta,...

Aragtida shacabka Somaliland ee doorashada berri dhaceysa

Hargeysa —  Somaliland waxaa maalinta berri looga dareerayaa goobaha cod-bixinta ee doorashada madaxweynaha oo ay ku baratamayaan xilka madaxtooyada murashixiinta saddexda xisbi qaran iyo...

Culimada oo baaq ka soo saaray doorashada Somaliland

Hargeysa —  Culuma’udiinka Somaliland ayaa baaq ku aaddan ilaalinta nabadda iyo in loo hogaansamo natiijada doorashada u diray guddoomiyeyaasha xisbiyada iyo ururada siyaasadeed ee...

Recent articles

spot_img