Gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa si balaadhan looga xusay sanad guuradda 33-aad ee ka soo wareegtay maalintii ay Somaliland ku dhawaaqday in ay...
Hargeisa —
Soomaaliland ayaa maanta u dabbaaldegaysa sannadguurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga, waxaana meelo badan oo gudaha Somaliland iyo...