25.7 C
Mogadishu

Tag: Somaliland

Faah-faahin ku saabsan heshiiska Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya

Ankara —  Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa magaalada Ankara kaga dhawaaqay in ay ka heshiiyeen khilaafkii diblamaasiyadeed ee u dhaxeeyay 11-kii bilood ee lasoo...

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo xilka la wareegay

Hargeysa —  Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo madaxweyne ku-xigeenkiisa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro iyo Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa loo dhaariyey xilka hogaaminta Somaliland shanta...

Bandhigga VOA: Shilalka gaadiidka ee Somaliland

Bandhigga VOA: Shilalka gaadiidka ee Somaliland Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay shilalka gaadiidka ee ka dhaca Somaliland oo kordhaya. Read More

Xasan Sheekh iyo Abiy oo la filayo in ay ku kulmaan Ankara

Ankara —  Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inay kullan fool ka fool ah ku yeeshaan...

Soomaaliya oo mar kale faro-gelin ku eedeysay Itoobiya

Muqdisho —  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Itoobiya ku eedeysay in ay faro-gelin ku hayso madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliya, xilli weli ay taagan...

Itoobiya oo soo dhoweysay dadaallada dhex-dhexaadinta ee Kenya iyo Uganda

Addis-Ababa —  Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku doonayaan inay ku dhex-dhexaadinayaan khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya.Madaxweynaha Kenya ayaa arrintan...

Wafdi sare oo Mareykan ah oo maanta booqday Hargeysa

Hargeysa —  Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo madaxweynaha kursiga ka sii degaya ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta...

Ruto oo sheegay in madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka wada hadlayaan xiisadda u dhaxaysa

Madaxweynaha Kenya William Ruto oo ka hadlayay Shir Madaxeedka 24-aad ee Caadiga ah ee Madaxda dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC)...

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo xaqiijisay guusha Cabdiraxmaan Cirro

Hargeysa —  Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa shalay si sharciyan ah ugu dhawaaqday in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro uu yahay ku guulatstay madaxweynaha Somaliland...

Dowladda oo Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynayey Siilaanyo

Muqdisho —  Dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan loogu duceynaaye madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo oo soo noqday wasiirkii...

Faaqidaadda: Doorashooyinkii Somaliland iyo muranka hareeyey kuwa Jubaland

Muqdisho —  Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ka kooban yahay laba qeyb, ayada oo qeybta hore aan ku eegeyno doorashooyinkii ka dhacay Somaliland, halka...

Madaxweyne Muuse Biixi oo aqbalay natiijada doorashada

Hargeysa —  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo dhaweeyey natiijadii dooraahadii madaxweyne iyo xisbiyada ee dhacday 13-kii biahan November, taasi ee looga...

Recent articles

spot_img