25.2 C
New York

Faaqidaadda: Doorashooyinkii Somaliland iyo muranka hareeyey kuwa Jubaland

Published:


Muqdisho — 
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ka kooban yahay laba qeyb, ayada oo qeybta hore aan ku eegeyno doorashooyinkii ka dhacay Somaliland, halka qeybta labaad ay ku saabsan tahay muranka hareeyey doorashada Jubaland iyo khilaafka ka dhex taagan maamulkaas iyo dowladda federaalka.Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Cabdicasiis Axmed Barrow.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img