27.7 C
New York

Taariikh Nololeedka Axmed Siilaanyo

Published:


Allah ha u naxariistee, waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday madaxweynihi hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo, oo sidoo kale xilal ka soo qabtay dowladihii hore ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Somaliland, Muse Bixi, Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxmuud iyo qaar ka mid ah madaxdi hore ee Somaliya iyo Somaliland ayaa ka tacsiyeeyay geerida Axmed Siilaanyo.
Haddaba, warbixin ku saabsan taariikh nololeedkii Axmed Siilaanyo, waxaa Haregysa kasoo diray, Khadar Maxamed Cakulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img