25.1 C
New York

Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo jeediyey khudbad kooban

Published:

[ad_1]

Hargeysa — 
Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdullaahi “Cirro” ayaa hadal kooban u jeediyay shacabka reer Somaliland.
Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in aanay jiri doonin wax dabaal-deg ah mamadama wali taalo gogosha tacsida ee madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo shalay lagu aasay magaalada Hargeysa.

[ad_2]
Read More

Related articles

Recent articles

spot_img