26.4 C
Mogadishu

Tag: dhacay

3 qof oo lagu dilay qarax ka dhacay Wanlaweyn

3 qof oo lagu dilay qarax ka dhacay Wanlaweyn Read More

Dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano hoos taga Caabudwaaq iyo Xeraale

Caabudwaaq —  Wararka ka imanaya deegaano hoos taga degmada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ku soo warramaya in dagaal xooggan uu halkaas ka socdo. Dagaalka ayaa...

Booliska Qardho oo ka hadlay falal amni-darro oo ka dhacay magaalada

Qardho —  Taliska Qeybta Booliska Gobalka Karkaar ee Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay, falal amni darro oo dhowrki habeen ee lasoo dhaafay...

Somaliland: 28 kun fal dambiyeed oo dhacay sanad gudihiisa

Hargeysa —  Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay tirada fal dambiyeed iyo shilalkii gaari ee ay dad ku dhinteen 12-kii bilood ee lasoo dhaafay ka...

Kismaayo oo uu ka dhacay kulan lagu heshiisiinayo beelo ku dagaalamay Luuq

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka bilowday Shirweyne Dib u Heshiisiineed oo la isugu keenay saddex beelood oo maalmahan ku dagaalamayay degmada Luuq ee...

Jubaland oo guul ka sheegatay dagaal ka dhacay Buulo Xaaji

Kismaayo —  Deegaanka Buula Xaaji oo 65 km dhanka Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta weerar ku qaaday maleshiyaadka Kooxda Al-Shabaab,...

Dilal la xiriira aano qabiil oo ka dhacay degmada Luuq

Luuq —  Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay dilal la xiriira aano qabiil, taasi oo dadka deegaanka...

Howlgal lagu dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Marka

Marka —  Laamaha amniga degmada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in ay magaalada ka fuliyeen howlgal ay ku dileen nin ay...

Shirka Soomaaliya iyo dalalka QUINT oo ka dhacay Washington

Washingto —  Magaaladan Washington waxaa todobaadkan ku sugnaa wafdi ka socday dowladda Federalka Soomaaliya oo ka qeyb galayay shir ku saabsan arrimaha ammaanka Soomaaliya.Shirkan...

5 qof oo ku dhintay qarraxyo ka dhacay Xamar Weyne

Muqdisho —  Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen laba qarax oo 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in u qarax dhimasho iyo dhaawac geystay uu maanta ka dhacay magaalada. Qaraxa ayaa la sheegay in...

Shirka xal u helidda qaxootiga iyo barakacayaasha oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho —  Shir looga hadlayo xal u helida xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha ku sugan Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.Shirkan ayaa waxaa soo...

Recent articles

spot_img