5 qof oo ku dhintay qarraxyo ka dhacay Xamar Weyne

0
164


Muqdisho — 
Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen laba qarax oo 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Wararkii ugu dambeeyey ee qaraxyadan, iyo tirada khasaaraha ayaa waxaa warbixintan kasoo diray weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqadir OK.


Read More

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here