20.4 C
New York

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Published:


Wararka ka imaanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in u qarax dhimasho iyo dhaawac geystay uu maanta ka dhacay magaalada.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa gaari lagu dhuftay dhismaha Guriga Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne.
Goobta qaraxu ka dhacay waxaa ku yaallay maqaayado laga cunteeyo iyo meel ay haween ku iibiyaan jaadka.
Ibrahim Xassan Garabey Daandureey ayaa faahfaahinta qaraxa ka wareystay Wariyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


Read More

Related articles

Recent articles

spot_img